Friday, April 19, 2024

Alshabaab oo shaacisay magaca & Beesha ninkii isku miidaamiyay weerarkii Beled-xaawo

Warbaahinta Al-shabaab ayaa maanta shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii waday gaarigii isku qarxiyay saldhigga ciidamada dowladda ee degmada Beledxawo.

Iss-miidaaiyaha fuliyay weerarkii ay Alshabaab shalay muddo kooban ku qabsadeen degmada  Beled-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa lagu magacaabaa Axmad Jaamac Nuur (Zubeyr), wuxuuna kaso jeedaa o u dhashay Qabiilka Reer Shabeelle.

Ninkan oo  wareysi  siiyay Warbaahinta Alshabaab ee Andalus ayaa sheegay inuu Alle ugu dhowaanayo camaliyada is-miidaaminta ah ee uu isu diyaariyay, waxaana uu ka hadlay ciidamada kusoo duulay Soomaaliya iyo dagaalka ay kula jiraan Gaaladda.

Ad

Alshabaab ayaa sheegatay  in weerarkii Beledxawo ay ku dileen ilaa 30 askri, taasoo ay beeniyeen ciidamada dowladda iyo maamulka Jubbaland. Alshabaab  ayaa shaacisa sawirradda, magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan is-miidaamiyeyaasha.

Goobjooge

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON