Tuesday, June 24, 2025

Alshabaab oo xukun Gacan-goyn ah ku fulisay Nin xaday Lacag dhan 6 Milyan Sh/So

Maxkamadda Alshabaab ee Gobolka Sh/Hoose ayaa fulisay xukun xatooyo ah oo Gacanta looga jaray nin lagu soo eedeeyay inuu lacag xaday.

Fulinta xukunkaasi ayaa shalay Galab ka dhacday Goob fagaare oo ku taalla degaanka Doon Buraale ee duleedka degmada Qoryooley, waxaana Maxkamadda Alshabaab ee Sh/Hoose ay gacsanta ka jartay Cismaan Manuurey Muxumed.

Ninkan oo deganaa degaanka Doon buraale ee degmada Qoryooley ayaa la sheegay inuu jabsaday Dukaan ganacsi,a kadibna uu ka qaatay Lacag ka badan Lix milyan oo Shilin Soomaali ah ($250).

Alshabaab ayaa degaanada ka taliso ka fulisa xukunnada qisaasta iyo xadka iyo dembiyada kale ee tuuganimadu ka mid tahay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON