Friday, August 1, 2025

Alshabab oo shaacisay magaca & Beesha is-miidaamiyihii qarxiyay Saldhiga Kulbiyow

Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay mid ka mida is-miidaamiyeyaashii qarxiyay saldhiga ciidamada Kenya ee Kulbiyow.

Ninkan ayaa magaciisa lagu sheegay Feysal Yuusuf Aadan oo ku magac dheeraa (Awliyo), waxaana  Alshabaab ay sheegeen inuu ahaa wiil da’ yar oo saaxiib la ahaa hogaamiye ka tirsanaa Alshabaab oo la dilay Sheykh Maxamed Dulyadeyn.

Wiilkan ayaa la sheegay inuu 5 sano ka mid ahaa koxoda is-miidaamieyyaasha ee loo diyaarinayay inay fuliyaan weerarada Istish-haadiga ah.

Wiilkan ayaa ka soo jeeda  Beesha Mareexaan, isagoo ku dhashay degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo. Isagoo wareysi siiyay warbaahinta u sheegay inuu howl badan kasoo maray jihaadka oo uu doonayay inuu mar uun dhiigiisa huro.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON