Tuesday, August 12, 2025

AMISOM & Ciidamada Soomaaliya oo la wareegay degaan u dhow Mahadaay [Sawirro]

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaliya ayaa maanta la wareegay tuulada Cali-fooldheere ee duleedka Degmada Mahadaay.

AMISOM ayaa sheegtay in degaankan lagula wareegay howlgal ay wadajir u qaadeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, ujeedkiisuna yahay sidii loo sugi lahaa ammaanka jidka isku xira Mahadaay iyo Ceelbaraf.

Alshabaab ayaa jidkaasi dad badan ku dishay kadib markii ay kala degto gaadiidka isticmaala, lamana in ciidamadan ay halkaasi joogi doonaan inay ka laaban doonaan.

DAWO SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON