Thursday, June 26, 2025

AMISOM oo jawaab ka bixisyay Amarkii kasoo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

AMISOM ayaa shaacisay inaysan waxba socon amarka kasoo baxay guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed oo gaadiidkeeda looga mamnuucday adeegsida wadadda Maka Almukarama.

Afhayeenka Ciidamada AMISOM, Mr. Joe Kibet ay wareysatay daacadda Risaala ee magaalada Mudisho ayaa sheegay inaysan la socon amarka la sheegay oo ay ku arkeen baraha bulshada.

Afhayeenka ayaa sheegay inay sugayaan war cad oo ay ka heleen ama taliyahooda soo gaartay, isaguna aanu wax go’aan ah ka qaadan karin, laakiin AMISOM go’aan ka gaari doona.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON