Wednesday, July 16, 2025

AMISOM oo shaacisay in Sarkaal sare oo Alshabaab ah lagu dilay Gobolka Sh/Hoose

Wararaka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka tirsan  Al-Shabaab lagu dilay howl-gal ay fuliyeen ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya.

Sarkaalkan ayaa la sheegay nuu Alshababa u qaabilsanaa Zakawaadka, waxaana lagu dilay weerar qorsheysan oo ay Ciidamadu ka fuliyeen degaanka Bariirre ee Gobolka Sh/hoose Isiniintii, sida ay shaaciyeen Saraakiisha howlgalka AMISOM.

Arrintan ayaa ka danbeysay markii ay Ciidamada huwanta ee is-garabsanaya weerar ku qaadeen Saldhig ay Al-shabaab  ku lahaayeen degaanka Bariire ee gobolka Shabeellada hoose, wuxuuna sarkaalkan ka mid ahaa 7 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab laguna dilay weerarka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON