AMISOM oo shaacisay magacyada Lix sarkaal oo laga dilay Alshabaab

AMISOM ayaa shaacisay  tiro ka mida saraakiisha Alshabaab ee lagu dilay weeraro ka dhacay Koonfurta Soomaaliya, waxaana war-saxaafadeed kasoo baxay AMISOM lagu magacaabay saraakiishaasi.

Magacyada saraakiisha Alshabaab ee la dilay waxay kala yihiin:

  1. C/rashiid Buqdube  – Taliyihii AL-shabaab ee Jannaale
  2. Aadan Baalle – Taliyihii Al-shabaab ee Leego
  3. Sheekh Maxamed Cali – Taliye ku xigeenka Alshabaab ee Jannaale
  4. Maxmeed Abriyoow – Guddoomiyaha Maxkamadda Al-shabaab ee Jannaale
  5. Xasan Cali Dhoore – Madixii Amniyaadka Al-shabaab ee Shabeellaha hoose
  6. Abuu Islaam – Khabiirka sameynta walxaha qarxa oo u  dhashay Yemen
  7. iyo Sheekh Mansuur oo ahaa madaxa tababarrada ee Al-shabaab oo u dhashay Dalka Kenya.

Taliyaha Qeybta koowaad ee AMISOM Sam Okiding ayaa sheegay in howlgalladaasi lagu guuleystay isla markaana ay sii wadi doonaan baacsiga Alshabaab.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON