Wednesday, June 25, 2025

Arrin yaab leh oo ka dhacay Xarunta ku dhawaaqistii Natiijada Doorashada Kenya [AKhriso]

Sheeko yaab leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay xarunta Bomas ee lagu shaacinayay natiikada doorashada dalka Kenya.

Madaxa Guddiga IEBC  Wafula Chebukati oo wada khudbadii uu ku shaacin lahaa ayaa waxaa u yimid xubin kamida Guddiga oo u sheegtay inuusan saxiixin natiijada oo marka hore uu saxiixo kadibna uu shaaciyo.

Guddoomiyaha ayaa isagoo qoslaya joojiyay khudbadii isla markaana ka cudurdaartay arrintaasi markii uu shaaciyay in loo sheegay inuusan saxiixan go’aanka natiijada Doorashada, wuxuuna sheegaya inuu dib u soo laaban doono daqiiqado gudahood.

Arrintan ayaa dadkii goobta fadhiyay ka yaabisay, waxaana la galay daqiiqado yar, iyadoo xilliga shaacinta uu saacado dib u dhacay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON