Friday, July 4, 2025

DEGDEG: Askar ka tirsan ciidamada dowladda oo lagu dilay Suuqa Bakaaraha

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya  in dabley loo maleynayo inay ka tirsan tahay kooxda Alshabaab ay toogasho ku dileen laba askari oo canshuur ka qaadeysay suuqa ugu weyn Muqdisho ee Bakaaraha.

Weerarkan oo goor dhoweyd  ka dhacay suuqa Bakaaraha ayaa la sheegay inay geysteen dabley hubeysan oo falkaasi kadib ka baxsatay goobta.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in askarta la dilay ay ahaayeen laba askari, iyadoo rag ku hubeysan bistoolado ay rasaas ku fureen kadibna ay baxsadeen.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON