Thursday, June 26, 2025

Askari Mareykanka ah oo Gaari ku weeraray dad badan oo ku sugnaa New York [Sawirro]

Nin la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada Badda Mareykanka ayaa gaari uu watay ku weeraray dad badan oo ku sugnaa magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Wararkii ugu dambeeyay ayay saraakiisha Mareykanka sheegeen in shilkan oo ka dhacay halka loo yaqaan TIMES SQUARE, waxaa ku dhintay haweeney, halka 22 kale ay ku dhaawacmeen.

Ninka falkan geysay ayaa gaari uu watay oo si xowli ah ku socday la dhex galay dad fara badan, waxaana la sheegay in la xiray, iyadoo falkaasi aanu la xiriirin arrimo argagixiso.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON