Siyaasiga Axmed Macalin Fiqi oo ah xoghayaha xisbiga Daljir ayaa digniin ka soo saaray faragelinta ay Q/Midoobay ku heyso arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya.
Qoraalo ka soo baxay Q/Midoobay ayuu sheegay oo wax looga sheegayo shaqsiyaad muwaadiniin Soomaali ah, taasoo ah faragelin, wuxuuna sheegay in arrintaasi ay keeni karto dib u dhac iyo qas ka abuurma dalka.
DHAGEYSO AXMED MACALIN FIQI
Goobjooge.com