Madaxweynaha dooran ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo saaka dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib markii uu muddo ku sugnaa magaalada Nairobi ayaa si degdeg ah u booqday xerada Ciidamada dowladda Federaalka ee dhowaan qarax weyn ka dhacay oo lagu laayay in ka badan 25 askari.
Axmed Madoobe ciidamadiisa ayaa lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkaasi oo shaki badan ku xeeran yahay ciddii fulisay iyo qaabka loo fuliyay, waxaana Axmed Madoobe uu warbixino ka dhageysta saraakiisha maamulkiisa.
[ad name=”HTML”]
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]