Wednesday, July 2, 2025

Axmed Madoobe oo saacidihii ugu danbeeyay xilal u magacaabaya Beesha Gedo (Taliye ciidanka Jubba)

Hogaamiyaha xiligisu sii dhammaanayo ee maamulka Jubba Axmed Maxmed Islaan (Axmed Madoobe0  oo maalmihii ugu danbeeyay waday magacaabidda xilal kala duwan ayaa soo saaray warqad soo baxday shalay oo uu ku magacaabayo Taliye guud ee ciidamada maamulka Jubba oo loo magcaabay  Col. Cabaas Ibraahin Gurey, halka ku xigeenka loo isna loo magacaabay Cabdulaahi Cismaan Cumar (Cabdulaahi yare).

Cabaas-gurey

Saraakiishan ayaa ku sugan Garowe, waxaana taliyaha uu ka soo jeedaa degaankaasi iyadoo Axmed Madoobe dadaal ugu jiro inuu soo jiito Beesha Gedo, ayaa haddana maagcaabiddani waxay ku soo beegmeysaa xilli uu waqtigiisu dhammaad yahay, isuna diyaarinayo in dib loo doorto.

Axmed Madoobe ayaa dhowaan xil ka qaadis muran ka taagan yahay ku sameeyay guddoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil , isagoo kaashanaya ciidamada Itoobiya, waxayna arrimahan oo dhami dhacayaan iyadoo maalmo qura naga xigto doorashada madaxweynaha Jubba.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON