Monday, July 14, 2025

DAAWO SAWIRRO: Baaritaanka lagu soo kordhiyay Garoonka Aadan Cadde

Baaritaan xoog leh oo lagu sugayo ammaanka garoonka magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde International Airport ayaa lagu soo kordhiyay wixii ka danbeeyay 2-dii bishii February 2017, markii diyaaradaha shirkadda Daallo Airlines qarax lala beegsaday.

Dadka ka dhoofaya Garoonka Aadan Cadde ayaa la marsiiyaa baaritaano xoog leh, iyadoo la adeegsado Eeyo ka qeyb qaata baaritaanada.

Baaritanka 1-aad

Wuxuu ka dhacaa wadada 1-aad ee laga soo galo Garoonka, iyadoo agabyada ay wataana inta laga qaadayo, waxaana uriya Eeyda la tababaray.

Baaritaanka 2aad

Agabyada dadku watan ayaa la marsiiyaa Qalabka loogu tallogalay in lagu xoojiyo ammaanka. Boorsooyinka rakaabka waxaa markale lagu fatashaa albaabka hore ee diyaaradda.

Baarayaasha

Baaritaanadan waxaa sameeya Saraakiisha Nabad Suggida, ciidamada Booliska, Laanta Socdaalka, Saraakiisha Maamulka FAVORI iyo AMISOM.

DAAWO SAWIRRO

garoonka1

garoonka2

Garoonka3

Garoonka4

Garoonka5

Garoonka6

garoonka7

Garoonka8

Garoonka9

Garoonka10

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON