Friday, June 27, 2025

Baarlamaanka Hirshabeelle oo kalsoonida kala laabtay Cali Cabdulahi Cosoble

Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Xildhibaanadii Hirshabelle in ay soo xaadireen illaa iyo 76-Xildhibaan kadib markii ay cod kalsoonida kala laabteen xildhibaano

gaaraya 68-Xildhibaan oo codadkoodu u batay in ay xilka ka qaadaan Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble.

Waxaa xusid mudan in ay ka aamustay Xildhibaano 6 Gaaraya halka ay diideen labo xildhibaano waxaana haatan wararka ka imaanay Jowhar ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ay sheegayaan in Madaxweynaha uu haatan ku sugan yahay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaana la filayaa in goordhow uu la xiriiro warbaahinta.

Wixii ku soo kordha la soco GOOBJOOGE

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON