Wednesday, June 25, 2025

Baarlamaanka Jubba oo u codeeyay codsi uga yimid Axmed Madoobe

Xildhibaanada Baarlamaanka Jubba ayaa maanta ansixiyay codsi uga yimid madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed mMadoobe) oo ku saabsan in loo kordhiyo mudada uu magacaabayo Golaha wasiirada maamulkaasi kadib doorashadiisii 15-ka Ogost.

Dastuurka Jubba 72 aad   ayaa sheegaysa in marka la doorto Madaxweynaha Jubba  uu Golaha Wasiirada maamulka ku soo dhisi doonaa muddo dhan 21 maalmood, laakiim waxaa muuqata in durba loo baahday wax ka bedelka dastuurkaasi oo laf ahaantiisa cusub. Waxayna mudadaasi ku egtay 5-ta Bishan  September .

Codsiga Axmed Madoobe  ayaa  Xildhibaanada Baarlamanaka Jubba ay aqbaleen kulan maanta ku yeesheen magaalada Kismaayo, waxaana  kulanka oo ku furmay  59 Xildhibaan, waxaa ogalaaday 55 Xildhibaan, halka 3 Xildhibaan ay diideen, Hal Xildhibaanna uu  ka aamusay.

Gudoomiyaha Baarlaamaaka Jubba Sheekh Cabdi Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in Madaxweynaha la siiyay muddao dhan 60-maalmood gudahood inuu ku soo magacaabo golaha cusub oo ku eg 5- October 2015.

DSC_0387

DSC_0399

DSC_0403

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON