Sunday, July 13, 2025

Baarlamaanka Puntland oo kulan la-xisaabatan ugu yeeray xukuumadda Madaxweyne Gaas

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland ayaa qaaday tallaabadii ugu horeyay ee ay ku doonayaan inay ku soo gole joojiyaan xukuumadda madaxweyne Gaas iyadoo in ka badan 20 xildhibaan ay qoreen codsi kulan aan caadi ahayn oo loogu yeerayo xukuumadda maamul goboleedka Puntland.

xildhibaanopunt

Codsiga xildhibaanadan ayaa sabab looga dhigay in Puntland ay mareyso ee xaalad adag oo dhinacyada ammaanka, dhaqaalada iyo siyaasadda ah. Guddoonka Golaha wakiilada ayaa laga sugayaa inuu aqbalo codsiga xildhibaanada una yeero madaxweyne C/weli Gaas oo safarradiisa dibadda aad u bateen iyo xukuumadiisa.

HOOS KA AKHRI QORAALKA AY SAXIIXEEN XILDHAANADA PUNTLAND

unnamed11

 

unnamed2

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON