Friday, July 4, 2025

Bankiga Dhexe oo Amar kasoo saaray Lacagta 50-ka Dollar ee la diiday isticmaalkeeda (Akhriso)

Bank Dhexe ee Soomaaliya ayaa ku Amray bangiyada iyo ganacsatada Soomaaliyeed inay qaatan oo socodsiiyaan lacagta noodka ah ee $50-ka Dollar oo maalmihii ugu danbeeyay ganacsatadu diideen.

Qoraal kasoo baxay Bankiga Dhexe kadib kulan uu la yeeshay shirkadaha xawaalada iyo Bankiyada ayuu amray in la qaato lacagtaasi oo loo socodsiiyo si la mida lacagah kale ee Dollarka ah.

Wuxuu Bankigu ku adkeystay inaysan jirin sabab loo diido lacagta 50-ka Dollar ama looga walaaco, lana mid tahay lacagaha kale.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON