Tuesday, June 24, 2025

BBC laanta Afsoomaaliga oo raadineysa weriye uga howlgala Magaalada Muqdisho

Laanta af-Soomaaliga ee BBC-da ayaa raadineysa weriye cusub oo idaacaddaasi u shaqeeya fadhigiisuna noqonayo magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka tegay weriyihii caanka ahaa ee Maxamed Ibraahim Macalimuu.

BBC-da ayaa soo bandhigtay shaqadan iyadoo saxafiyiinta ka codsatay ciddii daneyneysa inay buuxiyeen qeybta shaqada ee BBC-da oo ah mid online ahaan lagu buuxiyo kadib markii account laga dhex sameysto kadib.

BBC-da laanteeda Afsoomaaliga oo ah tan ugu da’ weyn idaacadaha Afsoomaaliga ku hadla ayaa dhowaanahan hoos u dhac weyn ku yimid kadib markii madaxda laanta Afsoomaaliga ay qiime tireen idaacadaasi oo laga buuxiyay weriyeyaal ka soo jeeda Waqooyiga Bari ee Kenya.

Haddaba si aad u buuxiso shaqadaasi haddii aad dooneyso booqo Link-ga hoose

RIIX HALKAN

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON