Sunday, July 13, 2025

Beel degta Galgaduud oo dhalinyaro iyo Hub ku wareejisay Alshabaab [SAWIRRO]

Warbaahinta Alshabaab ayaa shaacisay in Beesha Waceysle ee degta Degmada Ceel Dheer ee gobolka Galgaduud ay  Kooxda Alshabaab ugu deeqen Qoryo iyo dhalinyaro kooxdaasi u dagaalama.

Dhalinyarada oo  u muuqda inay u badan yihiin caruur ayaa  gaaraya 100, iyado  kamid noqon doona dagaalyahaanada Alshabaab. Qoryaha loogu deeqay maleeshiyada ayaa gaaraya  20 qori oo ah kuwo cusub.

Odayaasha Beeshan oo dega degmada Ceel Dheer ee gobolka Galgaduud dhalinyarad iyo hubka ku wareejiyay Guddoomiyaha Wilaayada  Galgaduud Sheekh Xasan Yacquub.

DAAWO SAWIRRO

Ceeldheer5

Ceeldheer4

Ceeldheer3

Ceeldheer2

Ceeldheer1

Afar iyo toban

Sedex iyo toban

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON