Sunday, July 13, 2025

DHAGEYSO Guddoomiyaha Hiiraan: “Itoobiya ayaa ka danbeysa biyaha ka yaraaday Webiga Shabeelle…”

Gobolada uu maro webiga Shabeelle ee Soomaaliya ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay laga dareemay biyo yaraan aan hore loo arag iyo meelaha qaarkood oo webigii ka guray, waxaana arrintan qeylo dhaan kasoo saaray beeraley iyo mas’uuliyiin uu ka mid yahay gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed).

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Ethiopia oo biyo-xireen weyn gudaha dalkeeda ka sameysatay, taasoo keentay in biyihii webiga Shabeele ay yaraadaan, isla markaana ay jiraan roob yari iyo abaaro ka jira dalka Itoobiya oo sababtay inuu yaraado heerka wabiga Shabeelle ee mara gobollo ka tirsan Soomaaliya.

Dhageyso Yuusuf Dabageed

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON