Saturday, June 28, 2025

Buuqii oo ka bilowday xarunta Baarlamaanka & Guddoonka oo ka baxay fadhiga

Waxaa xarunta baarlamaanka hadda ka bilowday buuqii iyo sawaxantii ay wadaan xildhibaanada ka horjeeda mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaaraha oo la istaagay sawaxan iyagoo qaadaya “Soomaaliyeey toosoo”.

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka codsanaya xildhbaanada inay fariistaan oo aamusaan, laakiin sawaxankii waa ka sii daraya…

WAA BILAABATAY
WAA BILAABATAY
WAA BILAABATAY
WAA BILAABATAY

Kadib sawaxan iyo buuq joogsan waayay ayuu guddoomiyaha ka baxay fadhiga isagoo aaday xafiiskiisa gudaha baarlamaanka, lamana oga inuu soo noqon doono iyo tallaabada uu qaadi doono.

Goobjooge.com
Muqdisho toos

 

[ad name=”HTML”]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON