Monday, July 14, 2025

C/rashiid Xiddig: “Guddoomiyihii degmadiisa Qarax ka dhaco isaga ayaa loo xirayaa…”

Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa u sheegay guddoomiyeyaasha  Gobolka Banaadir inay iyagu mas’uul ka yihiin ammaanka degmooyinkooda, wixii ka dhacana ay mas’uuliyadooda  iyagu qaadi doonaan.

“Taliyihii Booliska ayaad heysataa, taliyihii nabadsugidda adiguu ku hoos tagaa,xukuumadii oo dhan ayaa diyaar uu ah haddii aad intaas qaban weydaan oo  degmadaada wax ka dhacaan kow qofka la qabanaayo adiga waaye, Baabuur qarax ku xiran yahay oo meel kale ka yimid haddii uu degaankada ku qarxo adigaa lagu qabanayaa….” ayuu yiri C/rashiid Xiddigg oo ugu yeeray guddoomiyeyaasha degmooyinka haddii aysal xilka qaadi karin inay iska dhigaan xilka.

DHAGEYSO CODKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON