Monday, July 14, 2025

C/llahi Goodax oo Wareegii koowaad lagu reebay iyo 2 Musharax oo isugu soo haray Kursiga HOP063

Doorasho adag oo maanta ka dhacday magaalada Beledweyne ayaa kentay inuu wareegii koowaad ku haro xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo kursiga hore ugu fadhiyey.

Kursiga HOP063 oo ay ku tartameen 9 musharax waxay natiijadii wareegga koowaad noqotay, sida soo socota:

1. C/llaahi Goodax Barre: 10 cod.

2. Cabdi Afrax Guure: 2 cod.

3. Cabdirisak Macalin Ciid: 20 cod.

4. Daahir Xaaji Aaden: 32 cod

5. Ibraahim habeeb Nuur: 5 cod

6. Xiireey Axmed Rooble: 8 cod

7. Maxamed Iidle Sabriye: 10 cod

8. Nadar Tabaax Maalin: 9 cod.

9. Yoonis Khaliif Xasan: 1 cod.

Waxaa wareega labaad ku tartamaya Maxamed Dahir iyo Ciid C/llaahi oo tartan adag u udhex mari doono. Waxaa guuldarro lagu sagootiyey siyaasiga C/llaahi Goodax oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Beesha ee mudadda dheer soo taagnaa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON