Fanaaniinta kooxda Xiddigaha Geeska ee Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa caawa dadka caasimadda Soomaaliya la qeybsaneysa farxadda ciidul adxaa, waxayna bandhig faneed ka dhigi doonaan Hotel City Palace ee magaalada Muqdisho, kaasoo qiimaha lagu gelayo uu gaaray $30.
Hobolada kooxda Geeska ee Muqdisho ku sugan ayaa waxaa ka mida:
Xamdi Qu’een”, Maxamed Cirro, C/raxman Oday iyo Nimcaan Hillaac, waxayna dareenkooda iyo magaalada Muqdisho uga warameen Radio Muqdisho.
HOOS KA DHAGEYSO GOOSGOOSKA
GOOBJOOGE.COM
[ad name=”HTML-7″]