Thursday, July 17, 2025

Caleemo saarka Madaxweynaha Galmudug & Madaxda ka qeyb galeysa

Waxaa xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ka socda qabanqaabada loogu jiro  u diyaargarowga munaasabadda caleema saarka  Madaxweynaha  cusub  ee Galmudug  C/kariin Xuseen Guuleed, iyadoo ay magaalada Cadaado ku qulqulayaan wufuud kala duwan oo ka qeyb galeysa caleemo saarkaasi.

Cadaado-shirkaMadaxda sare ee dowladda Federaalka, wasiiro iyo xildhibaano ayaa ku sii jeeda Cadaado, waxaa kaloo tegi doono xubno ka socda beesha caalamka iyo madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xaaladda amaan ee magaalada Cadaado ayaa si weyn loo adkeeyay  iyadoo ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladd Federaalka ay iska kaashanayaan sugidda ammaanka. Madaxda ka qeyb galeysa caleemo saarka madaxweynaha Galmudug  ayaa la sheegay inuu ugu horeeyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON