Monday, July 14, 2025

Cali Khaliif oo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha wasiirada Khaatumo

Madaxweynaha maamulka Khaatumo ee aan aqoonsiga fiican heysan Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa wareegto kasoo baxday xafiiskiisa isku shaandheyn ku sameeyay golaha wasiirada Khaatumo, isagoo magacaabay wasiiro cusub halka qaarna laga bedeley boosaskoodii hore.

Wasaaradaha arimaha Gudaha, Amniga, Warfaafinta iyo kuwo kale ayaa kamid ah kuwa uu saameeyey isbedel wasaaradeedka la sameeyey hadda.

Liiska  wasiirada la magaacaabay waxay kala yihiin:

  1.  Wasiirka Arimaha Gudaha Khaatumo Mudane Ahmed Maxamud Doolaal
  2. Wasiirka Amniga Mudane Kayse Abdi Yuusuf
  3. Wasiirka Arimaha Dibada & Federalka Mudane Maxamud Ismaaciil Shucayb
  4. Wasiirka Waxbarashada & Sportska Cabdinaasir Cali Caynab
  5. Wasiirka Warfaafinta Ahmed Xaaji Cali Cabdilaahi
  6. Maxamud Cali Faarex Wasiirka Wasaarada Xanaanadda Xoolaha & Deegaanka
  7. Wasiir Ku Xigeenka Amniga Faarax Maxamed Shacuur
  8. Wasiir Dowlaha Madaxtooyada Rashiid Awil Abdi Hirad

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON