Friday, June 27, 2025

DHAGEYSO: Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay khaladaadkii dagaalkii Puntland & Alshabaab

Siyaasiga Cali Xaaji Warsame oo hore wasiir uga soo noqday xukuumadda Madaxweyne C/Weli Gaas, kana mid ahaa musharixiintii u tartamay jagada madaxweynaha Puntland ayaa ka hadlay waxyaabaha laga baran karo dagaalkii Alshabaab ku qaadeen degaanada Puntland iyo khaladaadka dhacay.

Cali Xaaji Warsame oo wareysi siiyay Radio Daljir ayaa sheegay inay khalad ahayd meydadka Wadooyinka la mariyay ee baabuurta lagu daabulay, isla markaana wuxuu soo qaaday sidii xukuumadda Puntland u kala hadashay iyo beylaha ka jira degaanada xeebaha ah oo aanay wax ciidan ahi joogin iyo arrimo kale.

DHAGEYSO ARRIMAHA XASAASIGA AH EE UU SOO JEEDIYAY SIYAASI CALI XAAJI

GOOBJOOGE.COM

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON