Thursday, August 7, 2025

Cidda leh Markabkii ay afduubteen Burcada Badeed Soomaaliyeed oo la shaaciyay

Koox burcad badeed Soomaali ah ayaa qafaashay markab xamuul  oo ganacsato u rarnaa, kaasoo aga leeyahay dalka India.

Markabkan oo kasoo baxay magaalada Dubai ayaa waxaa saarnaa 11 shaqaale ah, waxaana la sheegay inuu badeecad u siday ganacsato fadhigoodu yahay magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland.

Markabkaan ayaa xiriirkiisa la waayey 1-dii bishan, kadib markii Kabtanka markabkaasi caddeeyey iney u gacan galeen Burcad Badeed. waxaana dadka degaanka ay sheegayaan in burcad Badeedka ay Markabka ku heystaan duleedka xeebta magaalada Hobyo.

Markabka ayaa lagu magacaaba Al Kaushar, waxaana shaqaalaha saaran ay u badan yihiin Hindi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON