Monday, June 23, 2025

Ciidamada Bangladesh oo soo furtay qaar ka mida dadkii la afduubtay iyo 6 dabley oo la dilay

Howlgal lagu soo furtay dadkii lagu qafaashay Baar ku yaala magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh ayay qaadeen ciidamada gaarka ah Booliska dalkaasi.

14 qof ayaa lasoo furtay iyadoo la dilay dhammaan 6 dabley ah oo weerarka soo qaaday, isla markaana saacado badan heystay dadkan sida uu sheegay taliyaha ciidamada Milateriga Booliska dalkaasi Gen. Mujibur Rahman.

Waxaa socda  howlgal xoog leh oo lagu soo furanayo dadka lagu heysto Baarka  Holey Artisan Bakery oo ay isugu yimaadaan dadka ajaaniibta ah iyo diblomaasiyiinta. Waxaa weerarkan sheegatay kooxda Daacish.

Ad

Daka

Dadka la soo badbaadiyay ayaa 4 kamida ay yihiin ajaaniib, waxaana weli caddeyn dadkii kale xaaladooda. Booliska ayaa sheegay in weli howlgalku oo la maqlayo dagaal xoog leh iyo rasaas socota si loo nadiifiyo Baarka, waxaana soo baxaya qasaaraha ka dhashay weerarkan oo aan si rasmi ah loo shaacin.

Goobjooge.com/Wakaalado

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON