Thursday, June 26, 2025

Ciidamada Danab oo helay Beer weyn oo Alshabaab ku beeri jireen Xashiishka (Sawirro)

Ciidamada dowladda oo howlgal ka wada degmada Kuntuwaarey ee Goblka Sh/Hoose oo ay dhowaan la wareegeen ayaa gacanta ku dhigay Beer weyn oo Alshabaab ku beeri jireen Xashiishka.

Beertan oo ah mid ballaaran ayey ciidamada kumaandooska ee Danab ka heleen duleedka degmada Kuntuwaarey, kadib howlgal qorsheysan ay saaka ka fuliyeen Kuntuwaarey.

Xashiishkan ayaa la sheega inay Alshabaab u dhoofin jireen Magaalada Muqdisho, waxaana lasoo bandhigay sawir xashiishka ku beeran halkaasi.

Alshabaab ayaa marar badan lagu eedeeyay inay adeegsadaan Maandooriyeyaal, kana ganacsadaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON