Wednesday, June 25, 2025

Ciidamada dowladda Federaalka oo howlgal ka bilaabay Shabeelaha Dhexe

Ciidamada Alshabaab ayaa weerar qarax ah ku qaaday ciidamo ka tirsan milateriga dowladda Federaalka ku sugnaa degaanka Masaajid Cali Gaduud.

Ciidamada dowladda ayaa maanta weerar ku qaaday degaankaasi iyagoo bilaaabay howlgal ay ku baacsanayaan  kooxda Alshabaab.

Dadka degaanka ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay halkaasi geeyeen askar iyo gawaarida dagaalka oo fara badan, waxaana la sheegay inay baadi goobayaan maleeshiyo ka tirsan Xarakada Al-shabaab.

Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa shalay gaaray ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo gaari ay saarnaayeen miino lagu qarxiyay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON