Saturday, June 28, 2025

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo la wareegay degaanka Jameeca

Ciidamadda dowladda Soomaaliya  iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay degaanka Jameeca ee  hoostaga degmada Buurhakaba halkaasi oo Kooxda Shabaab ay gacanta ku hayeen in muddo ah.

Ciidamadda Huwanta oo is kaashanaya ayaa degaanka Jameeca oo kaabiga ku haya degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay ka saaray Maleeshiyaadka Shabaab iyadoo uu socdo howlgalka isku furka Jubooyinka oo AMISOM dhowaan ku dhawaaqday.

The Garissa Senator said the Security Committee had since planned a retreat set for June 18 to collect more views and opinions to build up on their proposed exit strategy/FILE

Kooxda Alshabaab ayaa isaga baxday degaano badan oo ka mida Gobolada Bay iyo Gedo iyadoo dhinaca kale qaraxyo iyo weeraro khaarijin ka fulisay magaalooyin ay ka mid tahay Muqdisho.

Degaanada ay kooxda isga baxday waxaa ka mida Baardheere oo ka tirsan Gobolka Gedo, Diinsoor oo ka mida degmooyinka gobolka Bay iyo Degmada Ceelbuur ee  Galgaduud, waxay kaloo AMISOM  iyo ciidamada dowladda ay qabsadeen degaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan. Waxaa la filaya inuu sii socdo howgalka looga horjeedo Alshabaab.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON