Thursday, June 26, 2025

Ciidamada dowladda & K/Galbeed oo Gadood uga baxay Goofgaduud & Alshabaab oo kaabiga ku heysa

Xaalad kacsan iyo xiisad ayaa ka taagan degaanka Goofgaduud ee duleedka magaalada Baydhaba kadib markii ay isaga baxeen ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka K/Galbeed.

Ciidamada oo wata gaadiidkood dagaalka ayaa soo tegay Magaalada Baydhabo, kadib markii ay sheegeen inaan wax mushaar ah la siin muddo bilo ah oo aysan heysan wax taakuleyn ah.

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin dulkeedka deegaanka Goofgaduud ayna suuragal tahay in xilli waliba ay dib ula wareegaan Goofgaduud.

Dagaal dagaal oo laba jeer ku dhex maray Alshabaab iyo ciidamada dowladda oo ay taageerayaan kuwa AMISOM ee Itoobiyaanka ayaa weli xaalkeedu yahay mid kacsan, waxaana la sheegay in ciidamo hore leh oo Baydhaba laga diray ay gaari doonaan maanta.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON