Thursday, July 17, 2025

Ciidamada Dowladda oo la wareegay Degaano ka tirsan Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Dowladda iyo kuwa maamulka K/Galbed ayaa Maanta la wareegay gacan ku haynta deegaannada Jambaluul iyo Kaxarow oo ka tirsan degmada Afgooye ee Gobolka Shabeekaha Hoose.

Ciidamadan ayaa cagta mariyay Maxkamad Alshabaab ugu taallay Degaanka Jambaluul oo dadka degaankaasi u dacwoon jireen, waxayna Ciidamadu soo bandhigeen Agab kala duwan oo ay ka cararreen Alshabaab.

Taliyaha  ururka 1aad ee guutada 1aad daraawiishta Gobolka Shabeelaha Hoose Kabtan Xaaashi Maxamuud Bullaale oo hogaaminaayay Howlgalka ayaa sheegay in Ciidanka Daraawiishtu ay burburiyeen Taliskii Alshabaab ee degaanka Kaxarow.

Howlgalka ayaa la sheegay inuu sii socon doono isla markaana ay Alshabaab ka xorayn doonaan Deegaanada ay Gobolka SH/Hoose uga sugan yihiin.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON