Tuesday, July 1, 2025

Ciidamada Dowladda oo shaaciyey inuu isu dhiibay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Alshabaab

Ciidamada dowladda aya shaaciyey inuu isu soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab, una qaabilsanaa Gobolka Sh/Hoose.

Sarkaalka Alshabaab ee isu dhiibay ciidamada dowladda ayaa magaciisa lagu sheegay Maxamed Abukar Maxamed (Dhagoole), wuxuuna isu dhiibay ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka, sida ay baahisay idaacada ciidamada ee magaalada Muqdisho.

Taliyaha guutada 16-aad ee ciidamada Danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa sheegay in horjoogaha ay soo dhaweeyeen, isla markaasna u gudbin doonaan Hay’adaha ku shaqada leh.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON