Friday, July 11, 2025

Ciidamada & Gaadiidkii dagaalka ee Khaatumo oo ku biiray Somaliland [SAWIRRO]

Ciidamo taabacsanaa maamulka Khaatumo ee gobollada Sool iyo Sanaag ayaa ku biiray Somaliland, kadib xaflad loo qabtay ciidamdaasi oo ka mid noqday milateriga Somaliland.

Ciidamada u wareegay dhinaca Somaliland ayaa lagu qiyaasay 260 Askari, waxayna ka mid ahaayeen Ciidamada Maamulka Khaatumo,  xaflad Iagu qabtay deegaanka Carawayn oo 45 km u jirta Magaalada Buuhoodle ayaa lagu soo bandhigay ciidamadan.

Munaasbadda waxaa qeyb galay kulanka wasiirka gaashaandhiga Maamulka Soomaaliland,  waxaana la sheegay inaysan qeyb ka ahayn waanwaanta Cali Khaliif la bilaabay maamulka Somaliland.

DAAWO SAWIRRO

Ciidamo-khaatumo1

Ciidamo-khaatumo2

Ciidamo-khaatumo1

Ciidamo-khaatumo

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON