Tuesday, June 24, 2025

Ciidamada Somaliland oo xabsiga dhigay Sheekh caana

Sheekh caana ayaa xalay lagu xiray  Magaalada Hargeysa, iyadoo ciidamada la-dagaalanka argagixisada  ayaa xabsiga u taxaabayn Sheekhan oo lagu magacaabo Sheekh Aadan Sunne.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ay xalay Saq Dhexe u dhacay guriga Sheekha oo ku yaala magaalada Hargeysa, halkaasoo ay ka kaxeysteen, iyadoo aan la sheegin waxa loo heyso iyo sababta loo xitay midna.

Ciidanka howgalka sameeyay ayaa la sheegay in  ay wateen ciidamo aad u fara badan iyo sidoo kale gawaari dagaal. Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame  Sunne  ayaa ka mid ah culumada ugu caansan maamulka Somaliland.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON