Sunday, June 22, 2025

Ciidamadii qabsaday Xarunta Gobolka Banaadir oo laga qaaday & Guddoomiyihii hore oo tegaya

Ciidamadii ilaalada Madaxtooyada iyo kuwa NISA ee la wareegay xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay qaaday saaka kadib markii ay xayireen shaqadii maamulka muddo 48 saacadood ah.

Shaqaalaha Gobolka Banaadir ayaa labo maalmood ayaa shaqo joojin qasab lagu soo rogay  kadib xil ka qaadistii guddoomiye Taabit Cabdi Maxamed, waxaana shalay loo yeeray agaasimeyaasha waaxyaha si loo hubiyo in ciidamada xarunta qabsaday aanay wax xadgudub ah u geysan xafiisyada.

Ammaanka xarunta maamulka G/Banaadir ayaa waxaa dib ula wareegay aCiidamadii Booliska. Waxaana lagu wadaa inuu xafiiska tago guddoomiyaha xilka laga qaaday oo magacaabay  guddi qabanqaabiya xil wareejinta.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON