Sunday, July 27, 2025

Ciidamadii Xasilinta oo Gadood uga baxay Isgoysyadii ay ilaalada ka hayeen ee Magaalada Muqdisho [Akhri sababta]

Ciidamadii xasilinta ee ku sugnaa Isgoysyada magaalada Muqdisho ayaa banneeyay goobihii ay ka ilaalin jireen amniga.

Ciidamadan ayaa la sheegay inay ka gadoodeen xuquuq ka maqan oo xukuumadda Soomaaliya ay u balanqaaday balse ay ku guuldarreystay inay bixiso, waxaana Galabta la arkayay ciidamadii oo isag baxay goobihii ay ilaalada ka hayeen ee Jidka Wadnaha laga bilaabo Isgoyska Isbitaal Digfeer ilaa Sanca iyo koontarooladii Jidka muhiimka ah ee Maka Almukarma oo ay sidoo kale banneeyeen.

Dadweynaha ayaa si weyn ugu farxay wadooyinka ay faarujiyeen ciidamada NISA iyo kuwa xasilinta caasimadda, waxaana arrintan ka danbeysay kadib markii ra’iisal wasaare Kheyre la sheegay inuu uga baxay balanqaadkii uu  u sameeyay ciidamada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON