Thursday, June 26, 2025

Ciidamo Imaaraadku tababarray oo dhoolatus milateri kusoo bandhigay Muqdisho (Sawirro)

Ciidamo cusub oo Imaaraadku tababarray ayaa maanta dhoolatus weyn ku soo bandhigay xero ku taalla magaalada Muqdisho.

Ciidamadan oo isugu jiray Danab iyo kuwa milateriga ayaa waxaa xafladii tababarka loogu soo xiay ka qeyb galay Wasiirka Gaashaandhiga C/rashiid C/llaahi Maxamed, oo ay wehliyeen madax ka tirsan dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga cusub ee Soomaaliya C/rashiid C/laahi Maxamed ayaa sheegay in ay u mahadcelinayaan Dowladda Imaaraadka Carabta oo kaalin weyn ka qaadatay Tababarka Ciidamadan.

SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON