Thursday, June 26, 2025

Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Jubba oo ku dagaalamay Dhoobley

Dagaal ka dhashay askari ka tirsan ciidamada Jubbaland ayaa sababay inuu dagaal ka dhex qarxo ciidamada oo laba qeybood u kala jabay, waxaana halkaasi ka dhashay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Wararka ayaa sheegaya in saddex askari lagu dilay iska hor imaadka, isla markaasina shan kale ku dhaawacmneen, markii ay is fara saareen ciidamo ka wada tirsan maamulka Jubbaland oo ku dagaalamay Dhoobley.

Labada ciidan ee dagaalamay ayaa wararka degaanka laga helayo sheegayaan inay is hor fadhiyaan oo xiisad ba’an ay ka oogan tahay degmadaasi  oo dhowaan Alshabaab ay weerar ku qaaday.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON