Sunday, June 22, 2025

Ciyaartii kama danbeysta tartanka K/Cagta G/Banaadir oo loo baajiyay arrin cajiib ah [Sawirro]

Tartankii Fiinaalka ee tartanka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir ee lagu waday in maanta ay dhacdo ayaa la baajiyay.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib u dhigay ciyaartan kama danbeystay ah ee Koobka G/Banaadir, waxaana isugu soo haray degmooyinka Waaberi iyo Hodon.

Sababta loo baajiyay ciyaartan ayaa lagu sheegay in maamulka G/Banaadir uu asteeyay in la qabanayo ciyaartaasi habeen, iyadoo naleyn lagu bilaabay garoonka ay ka dhaceyso ee Banadir Stadium.

Ad

Garoonka ayaa diyaar noqon doona habeen danbe oo la qorsheeyay in ciyaartaasi ay dhacdo, iyadoo noqoneyso markii ugu horeysay ee ciyaar kubadda cagta ah haween la daawado magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON