Saturday, July 12, 2025

C/llaahi Fartaag oo gudoomiye xigeeno & gudoomiyeyaal dego u magacaabay Gobolka Gedo (Liiska Magacyada)

Maamulka Jubba iyo kooxda taabacsan Axmed Madoobe ayaa mar kale u magacaabay mas’uuliyiin cusub gobolka Gedo kadib xil ka qaadistii guddoomiyaha Gobolkaasi Maxamed Cabdi Kaliil oo ilaa iminka u xiran ciidamada Itoobiya.

C/llaahi Fartaag
C/llaahi Fartaag

Ku xigeenka Axmed Madoobe ninka lagu magacaabo Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo weli ku sugan Gobolka Gedo ayaa shalay magacaabay guddoomiye ku xigeenka Gobolka iyo dhowr guddoomiye degmo, iyadoo mudadii xilka maamulka Axmed Madoobe uu gabaabsi yahay.

Xubnaha uu Fartaag magacaabay waxay kala yihiin:

  1. C/raxmaan C/laahi Aadan (Bakaal Kooke) Guddoomiye ku xigeen koowaad ee Gobolka Gedo
  2.  Sheekh Maxamed Al-qaadi ( Afhayeenkii Ahlusunada Koonfureed) Guddoomiye ku xigeen labaad.
  3. Bishaar Aadan C/kariim (Bishaar Af-jabey) Gudoomiyaha degmada Luuq
  4. Cadow Nuur Xasan Gudoomiyaha degmada Baardheere,
  5.  Nuur Sh. Maxamed Buraale (Nuur Caato)  Gudoomiyaha degmada Garbahaarey

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON