Saturday, June 28, 2025

Codsiga Ra’iisal wasaaraha oo Buuq iyo ismari ka dhaliyay Golaha Baarlamaanka…

Buuq iyo muran ka dhashay codsi uu Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ka jeediyay Baarlamaanka ayaa hareeyay fadhigii maanta iyadoo xildhibaanadu ku doodayaan in ajanedaha lagu socdo oo ahaa in codka kalsoonida loo qaado xukuumadda iyo qaar kale oo raba in la tixgeliyo codsiga Ra’iisal wasaaraha.

cc

Guddoomiye Jawaari ayaa xildhibaano badan tuhunsan yihiin inuu rabo in waqti la siiyo Ra’iisal wasaaraha iyadoo habeenadii ugu danbeeyay arrintaas uu kala shaqeynayay Ra’iisal wasaaraha, waxaana hadda socota in labadaas dhinac oo kala codeeyo.

Xaaladan cakiran ayaa la filayaa inay dhinac u dhacdo iyadoo Ra’iisal wasaaraha iyo ku xigeenkiisa ay isaga tageen xarunta Baarlamaanka, xildhibaano badan ayaa raba in codsi kama danbeys ah la siiyo Ra’iisal wasaaraha oo waqti badan ku qaaday dhismaha xukuumadan oo haddii la diido aan la garaneyn waxa xigi doona ee la sameeyo xaaladda cakirnaanta siyaasadeedna ay kasii dari doonto.

[ad name=”HTML-2″]

Goobjooge.com

Muqdisho

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON