Friday, July 4, 2025

Col. Aadan Rufle: “Ciidamada Kenya ayaa dilay Guddoomiyaha Ceelcade oo hore ugu xirnaa…”

Korneyl Aadan Rufle oo ka tirsan Saraakiisha ciidamada Millateriga Dowladda ee Gobolka Gedo, ayaa wareysi lala yeeshay ku xaqiijiyay in Askarta Kenya shalay galab ay dileen Guddoomiyihii Ceelcadde C/rashiid Cali Cabdi Qoorleex.

Korneylka ayaa sheegaya in xog ay heleen ay sheegeyso inay ciidamada Kenya dileen Mudane Qoorleex oo kadib weerarkii Ceelcade iyaga la socday. Waxaa codkiisa ka muuqda inuusan hubin arrintan.

Warar aanu hore u baahinay waxay caddeeyeen in guddoomiyaha Ceelcade ku dhaawacmay weerar Alshabaab ku qaadeen gaari uu la socday oo ciidamada Kenya ay lahaayeen, sidoo kalena ay dhaawacyo kasoo gaareen askarta Kenya.

DHAGEYSO KORNEYLKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON