Monday, July 14, 2025

C/raxmaan Faroole: “Muqdisho waxaa degan cid gaara oo ku hartay…, laakiin…” DAAWO

C/raxmaan Maxamed Faroole oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, kana tirsan aqalka sare ayaa sheegay in caasimadda ay degan tahay cid gaara.

Isagoo ka hadlayay xaflad soo dhoweyn ah oo maamulka Gobolka Banaadir u sameeyay ayuu sheegay in Muqdisho markii ay dagaaladu dhaceen ay ku hartay cid gaara, isla markaana uu rajeynayo in xafaladda loo qabtay ay tahay mid  ay u qaateen soo dhoweyn, si ay magaalada u soo degaan,  lana siin doono dhulna inta uu dhulku ka maqan yahay.

HOOS KA DAAWO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON