Thursday, June 26, 2025

DHAGEYSO C/raxmaan Yariisow: “Waxaa ii soo baxday maamul-xumo & musuq baahsan oo ka jiray Wasaaradda..”

Wasiirka Warafaafinta Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa shaaciyay sababta uu shaqada uga fariisiyay laba agaasime oo ka tirsan wasaaradda.

Wuxuu sheegay markii uu xilka la wareegay 2-da bishan April inuu baaritaan ku smeeyay Dokumentiyadii lagu wareejiyay ay u soo baxday inay jirto musuq baahsan iyo maamul xumo.

“Waxaan qaatay go’aan ah inaan shaqo ka fariisin ku sameeyay agaasimaha guud ee wasaaradda iyo agaasimaha maamulka iyo miisaaniyadda ee wasaaradda, taasoo ku timid si aan ula dagaalanno musuqmaasuqa..” ayuu yiri Wasiirka.

DHAGEYSO WASIIRKA

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON