Qeybaha kala duwan ee Culimada Soomaaliyeed ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay Bannaanbax weyn oo ka dhaca caasimadda, kaasoo looga soo horjeedo Qaraxii lala beegsadya Masjidka Nebiga SCW, magaalad Madiina Almunawara, aakhirkii Bishii Ramadaan.
Culimada oo soo saaray Bayaan ay ku saxiixan yihiin ayaa si weyn u cambaareeyay kooxaha weerarada ka wada dalalka islaamka oo ay ku sheegeen KHAWAARIJ, waxayna ku baaqeen in si wadajir ah looga hortago.
HOOS KA AKHRISO BAYAAN CULIMADA
GOOBJOOGE.COM