Wednesday, July 16, 2025

Culimada Soomaaliyeed oo Digniin kasoo saaray dagaaldegga Ciida Kirishtaanka [Dhageyso]

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ka digtay in dabaaldeg loo sameeyo Maalmaha Ciida Kirishtaanka ee loo yaqaan Christmas-ka.

Culimada Culimada Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa soo saaray Bayaan ka kooban in ka badan 10 Qodob,  oo ku saabsan u dabaal degida Ciida Kirishtaankaiyo xuska sanadka cusub ee miilaadiyadda.

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa dadka ku nool Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka ugu baaqday in ay ka fogaadaan in ay u dabaal degaan Ciida Kirismiska, maadaama aan nahay dad Islaam ah. Bayaanka ay soo saartay Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa warbaahinta u aqriyay Sheekh Maxamuud Sheekh Xasan.

Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa isna ka hadlay faragelin uu sheegay in lagu hayo siyaasada Soomaaliya wuxuuna taageeray hannaanka doorashada ku dhacday.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON